

The Canadian Muslim COVID-19 Task Force is excited to invite you to a Somali language town hall to answer your questions regarding COVID-19 vaccines. We are thrilled to host a panel of Somali experts in the fields of medicine, public health and Islamic Studies to bring to you a balanced, honest and informative discussion.
Sunday, February 14, 2021
8:00 - 9:30 pm EST
The event will be held live on Zoom (limited spots available with an opportunity for Q&A),
and will be broadcast via Facebook and YouTube Live.
Moderator: Samiya Abdi
Speakers:
Sh. Bashiir Shiil
Scholar & Imam
Safia Ahmed
Public Health Specialist
Dr. Omar Schindel
Family Physician
Dr. Hamid Abdihalim
Internal Medicine
Gudiga ka hortega COVID-19 ee Muslimiinta Canada waxay idinku soo dhawaynayaan barnaamijka Fahamka Talaalada COVID-19. Waxaan ku faraxsanahay inaan isu keenay Dhaktaro, Shaqaale Caafimaad iyo Culimo Soomaliyeed sidaan u soo bandhigino wada hadal siman, daacad iyo xog ogaal ah.
Sunday, February 14, 2021
8:00 - 9:30 pm EST
Barnaamijka waxaa lagu qabanayaa Zoom (oo suaalo lagawaydiin karo),
waxaa kale oo lagala soconkara Facebook iyo YouTube
Moderator: Samiya Abdi
Sh. Bashiir Shiil
Caalin & Imam
Safia Ahmed
Adeega Caafimaadka Bulshada
Omar Schindel
Dhakhtar Daawada Qoyska
Dr. Hamid Abdihalim
Dhaktar Caafimaadka Guud
Canadian Muslim COVID-19 Task Force (CMCTF)
cmcovidtf@gmail.com | www.cmcovidtf.com | linktr.ee/cmcovidtf